Thursday, October 13, 2016

Weydiin iyo Warcelin

Qoraalka iyo Afka



Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah su`aalaha ku saabsan afka iyo  qoraalka. Wixii su`aal ah ee aad qabto fadlan ku dhaaf meesha loogu talagalay fallooyinka iyo ra`yiga.

3) Weyddiintii Cumar yuusuf

Ma is leedahay Alifka (Alifabeetada) Soomaliga waa qabyo tusaale ahan xarafka P maku jirto, gudigi qoristana maxey ogu tageen oo ay ku andacoonayan?
dhanka kale markad eegto dhanka dhawaqa ereyada qaar ee Soomaliga waxa kuso baxa in afkeena sida afafka Turkiga iyo Germany-gu uu leeyahay xarfahanÜ, Ö,I oo dhawaqa qaarkood aad ka dareemi kartid ee iyana maxaad ka oranee?

Jawaab:
Xarafka P, Ü, Ö ee aad ka hadlayso ogaan ayaa looga tagay.
Jawaabta weyddiintii Cumar Yuusuf iyo labadii su’aal ee hore oo wada faahfaahsan, fadlan ka akhri maqaalkayga “Midaynta iyo Horumarinta af Soomaaliga” ee ku daabacan bogga Qoraalka iyo Hadalka.


Prof. Cabdalla Cumar Mansuur

2 comments:

  1. aabe ayaa jira laban laban laabka da'da wiilkiisa haddii ay wadarta da'doodu tahay 49 , faraqa da,dooduna uu yahay 31. waa maxay da'da Aabaha iyo wiilkiisu?

    ReplyDelete
    Replies
    1. Da'da Aabaha waa: 40 sano.. Da'da wiilkana waa 9 sano

      Delete