Wednesday, December 7, 2016

Muruqa Maskax baa u asal ah



Published on Dec 7, 2016

Baniaadamku waa inuu wax ka yaqaannaa waxa uu nolosha u adeegsado, markii ay jiq kugu noqoto waa inaad heli kartaa wadiiqo kale ee wax kuu sahasha. Filimkan gaaban waxaad ku arki doontaan sida raggan ay meel laga haajiray gaariyaal ay dib ugu sameysanayaan kuna sii dhaqaaqayaan.