Friday, November 4, 2016

Taariikhda iyo marxaladihii ay soo martay farta Soomaaliga - Prof. Cabdalla C. Mansuur

Taariikhda iyo marxaladihii ay soo martay farta Soomaaliga iyo Prof. Cabdalla Cumar Mansuur. 

(Waxaa wareystay Maxamed Roberto)






Thursday, November 3, 2016

Taariikhda Farta Soomaaliga - Axmed F. C. Idaajaa



     Taariikhda qoraalka Soomaaliga iyo Axmed F. C. Idaajaa 
(Wareysiga Shukri M. Afrax) 21 10 2012


Taariikhda Far-soomaaliga - Aw Jaamac C. Ciise AUN.




Published on Oct 21, 2014

Aw jamaac Cumar wuxuu Sanadkii 2003 BbcSomali siiyey Waraysi uu kaga waramayo taariikhhda Far Soomaliga iyo wadooyinkii ay soomartay.