Saturday, February 4, 2017
Safarkii quruxda badnaa ee Calmadow iyo Mukhtaar Nuur VLOG #27 | HD | 2017
Bilicda iyo quruxda dhulka iyo dadka Soomaaliyeed. Bilicda, Barwaaqada iyo dhaqanka buurta Calmadow. Dad baa ka indho la` waxa Alle uu siiyay, Soomaaliy nolosha hoostooda taal ma arkaane meel aanan waxba jirin bay naftooda ku halligaan. Haddii ay nabadda iyo walaaltinnimadooda ka shaqeyn lahaayeen sow nolol iyo raaxo ma gaareen?
Sunday, January 29, 2017
Soomaalida iyo Sabanka
Waa gabay qiiro badan ee uu abwaan Saciid
Ilkajiir ka tiriyay xaaladaha Soomaalidu ee sabanka.
Subscribe to:
Posts (Atom)