5.4 Qurub weereedyo kala duwan
Weeraha lagu magacaabo: weer
caddayn (declarative sentence), weer
weyddiimeed,
weer amar, weer shardiiley iyo weer talo (obtative sentence)
waxay leeyihiin qurubyo kala
duwan oo muujinayaan kala duwanaanta
hababka (mood) falalka.
Waa kuwan, qurubyada ugu muhimsan
(waa, ma, ha, sow, y-)
iyo
tusaalooyinkooda:
a. weero caddayn
qurubka
|
qaab faleedka
|
|
w. caddayn
|
waa
|
sugaa
|
w. weyddiimeed
|
ma
|
sugaa
|
w. amar
|
--------------
|
sug (ke)/ suga
(w)
|
w. shardiiley
|
waa
|
sugi lahaa
|
w.
talo
|
ha
|
sugo
|
qurub
|
q. diidmo
|
q. faleed
|
|
w.
caddayn
|
--- -------------
|
ma
|
sugo
|
w.
weyddiimeed
|
sow
|
ma
|
sugo
|
w.
amar
|
ha
|
---
|
sugin/suginina
|
w. shardiiley
|
-----------------
|
ma
|
sugeen
|
w.
talo
|
yaanu
|
---
|
sugin
|
La soco : Hogatuska
isrogrogga falalka
A.
Falalka dibkabayaasha leh
Isrogrogga – I CUN
AMAR MASDAR
Diyaarintii: Prof. Cabdalla Cumar Mansuur & Profs. Annarita Puglielli.
No comments:
Post a Comment