Saturday, March 11, 2017

MY TRIP TO ALMADOW MOUNTAINS ( Part 2 ) | MUKHTARNUUR VLOG #26 | HD | 2017


MY TRIP TO ALMADOW MOUNTAINS ( Part 2 ) | MUKHTARNUUR VLOG #26 | HD | 2017

MY TRIP TO ALMADOW MOUNTAINS ( P 1) | MUKHTARNUUR VLOG #25 | HD | 2017


MY TRIP TO ALMADOW MOUNTAINS ( P 1) | MUKHTARNUUR VLOG #25 | HD | 2017

SOMALIA'S NATURAL HOT SPRING WATER (BIYO KULULE) | MUKHTARNUUR VLOG #14...


SOMALIA'S NATURAL HOT SPRING WATER (BIYO KULULE)  | MUKHTARNUUR VLOG #14...

Duruus: Guurow iyo Shirib (Abwaan Cabdulle Axmed Maxamuud Cabdulle Geeda...


Abwaan Cabdulle Axmed Maxamuud (Cabdulle Geedanaar) wuxuu caan ku yahay Guurowga, shirib iyo gabayada, waxaana aad looga yaqaan geyiga Soomaali.

Guurowgan waanada iyo wacdigaba leh wuxuu tiriyay bisha Jennaayo  2017. Abwaanku wuu ku nool yahay tuulada Masaajid Cali Gaduud, Ee gobolka Shabeelaha dhexe

Sunday, February 5, 2017

7dii Febraayo 1920kii duqayntii dayaaradaha iyo qabsashadii Taleex

                     

Maalinta 7da Febraayo oo ay laba maalmood haddii Alle idmo ay innga xigto waxay ku beegan tahay qabsashadii Taleex ee gumeysiga Ingiriiska 1920kii. Waxay ka mid tahay maalmaha xusuusta iyo xanuunka badan, waa maalmihii uu gumeysigu u adeegsaday inuu ku garaaco dayaaradihii ugu horreeyay ee Afrika lagu garaaco. Barnaamijka taariikheed ayaad ugaga bogan doontaan.

Saturday, February 4, 2017

Safarkii quruxda badnaa ee Calmadow iyo Mukhtaar Nuur VLOG #27 | HD | 2017

                    
Bilicda iyo quruxda dhulka iyo dadka Soomaaliyeed. Bilicda, Barwaaqada iyo dhaqanka buurta Calmadow. Dad baa ka indho la` waxa Alle uu siiyay, Soomaaliy nolosha hoostooda taal ma arkaane meel aanan waxba jirin bay naftooda ku halligaan. Haddii ay nabadda iyo walaaltinnimadooda ka shaqeyn lahaayeen sow nolol iyo raaxo ma gaareen?

Sunday, January 29, 2017