Saturday, May 20, 2017

Dhaanto - Baskaan Fuuloo (BAARLEEX & Waddani Star)

Dhaanto - Baskaan Fuuloo (BAARLEEX & Waddani Star)

Dhaanto - Ragga Naga Baro (CABDULLAAHI BAARLEEX )

Dhaanto - Ragga Naga Baro (CABDULLAAHI BAARLEEX )

Dhaanto - Afrikaan baan adoo kale lagu arakyn (CABDULLAAHI BAARLEEX)

Dhaanto - Afrikaan baan adoo kale lagu arakyn (CABDULLAAHI BAARLEEX)

Maansadii Dulmanaha laquudhsaday Abwaan Yuusuf Shaacir

Abwaan Yuusuf Cusmaan Cabdile Shaacir waxa uu si mugleh uga Maansooday xaaladaha kala duwan ee ay ku sugan yihiin Bulshooyinka la haybsooco gabaygana waaa mid u baahan ku dhaqankiisa iyo in lagu waano qaato Mahadsanid Yuusuf

QISADA JACAYL EE ABWAAN YUUSUF SHAACIR

QISADA JACAYL EE ABWAAN YUUSUF SHAACIR

Daawo Yuusuf Shaacir iyo taariikhda silsilad suugaaneedkii Siinley

Daawo Yuusuf Shaacir iyo taariikhda silsilad suugaaneedkii Siinley

ABWAAN YUUSUF SHAACIR OO IBA FUREY GABAYO DURAYA SIYAASADAHA GURRACAN

ABWAAN YUUSUF SHAACIR OO IBA FUREY GABAYO DURAYA SIYAASADAHA GURRACAN

Sunday, March 19, 2017

Sheekooyinka Qosolka ee Wariye Maxamed Cali Waji

Sheekooyinka Qosolka ee Wariye Maxamed Cali Waji

Sarbeebta Afsoomaaliga

Waa maxay Sarbeebta Afsoomaaliga? Haddii aad dhegeysaato wareysigan uu Prof. Waasuge uu la yeeshay Maxamed Warsame Hiraabe waxaad ku ogaan doontaa waxa ay tahay Sarbeed.

Saturday, March 11, 2017

MY TRIP TO ALMADOW MOUNTAINS ( Part 2 ) | MUKHTARNUUR VLOG #26 | HD | 2017

MY TRIP TO ALMADOW MOUNTAINS ( Part 2 ) | MUKHTARNUUR VLOG #26 | HD | 2017

MY TRIP TO ALMADOW MOUNTAINS ( P 1) | MUKHTARNUUR VLOG #25 | HD | 2017

MY TRIP TO ALMADOW MOUNTAINS ( P 1) | MUKHTARNUUR VLOG #25 | HD | 2017

SOMALIA'S NATURAL HOT SPRING WATER (BIYO KULULE) | MUKHTARNUUR VLOG #14...

SOMALIA'S NATURAL HOT SPRING WATER (BIYO KULULE)  | MUKHTARNUUR VLOG #14...

Duruus: Guurow iyo Shirib (Abwaan Cabdulle Axmed Maxamuud Cabdulle Geeda...

Abwaan Cabdulle Axmed Maxamuud (Cabdulle Geedanaar) wuxuu caan ku yahay Guurowga, shirib iyo gabayada, waxaana aad looga yaqaan geyiga Soomaali.

Guurowgan waanada iyo wacdigaba leh wuxuu tiriyay bisha Jennaayo  2017. Abwaanku wuu ku nool yahay tuulada Masaajid Cali Gaduud, Ee gobolka Shabeelaha dhexe

Sunday, February 5, 2017

7dii Febraayo 1920kii duqayntii dayaaradaha iyo qabsashadii Taleex

Maalinta 7da Febraayo oo ay laba maalmood haddii Alle idmo ay innga xigto waxay ku beegan tahay qabsashadii Taleex ee gumeysiga Ingiriiska 1920kii. Waxay ka mid tahay maalmaha xusuusta iyo xanuunka badan, waa maalmihii uu gumeysigu u adeegsaday inuu ku garaaco dayaaradihii ugu horreeyay ee Afrika lagu garaaco. Barnaamijka taariikheed ayaad ugaga bogan doontaan.

Saturday, February 4, 2017

Safarkii quruxda badnaa ee Calmadow iyo Mukhtaar Nuur VLOG #27 | HD | 2017

Bilicda iyo quruxda dhulka iyo dadka Soomaaliyeed. Bilicda, Barwaaqada iyo dhaqanka buurta Calmadow. Dad baa ka indho la` waxa Alle uu siiyay, Soomaaliy nolosha hoostooda taal ma arkaane meel aanan waxba jirin bay naftooda ku halligaan. Haddii ay nabadda iyo walaaltinnimadooda ka shaqeyn lahaayeen sow nolol iyo raaxo ma gaareen?

Sunday, January 29, 2017

Bilicda iyo beeraha Jawhar

 Bilicda iyo beeraha Jawhar

Soomaalida iyo Sabanka

         Waa gabay qiiro badan ee uu abwaan Saciid 
         Ilkajiir ka tiriyay xaaladaha Soomaalidu ee sabanka.